WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Xilal Umagacaabay Masuuliyiin Uu Kamid Yahay Aqoonyahan Xamse Khayre.

HARGAYSA(W,N)Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa xilal umagacaabay masuuliyiin uu kamid yahay aqoonyahan xamse khayre oo dhawaan ka tanaasulay musharaxnimadiisii golaha wakiilada isagoo umagacaabay xoghayaha ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska

1.Xoghayaha Horumarinta Maaliyadda ee xisbiga WADDANI.

2.Xoghayaha Ganacsiga,Wershadaha iyo Dalxiiska ee xisbiga WADDANI.

3.Xoghayaha Hourmarinta Maalgashiga ee xisbiga WADDANI.

HALKAN KA AKHRI MAGACAABISTA GUDOOMIYE CIRRO;

Exit mobile version