“Xisbiga Wadani Anigu Kumaan Jirin, Lakiin Waxaan Ogahay In Ay Daan Ku Qoloonayn”Muj Cabdilaahi Dirawal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xisbiga Wadani Anigu Kumaan Jirin, Lakiin Waxaan Ogahay In Ay Daan Ku Qoloonayn”Muj Cabdilaahi Dirawal.
April 6, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muj Siyaasi Cabdilaahi Iimaan  Dirawal oo ka Qaybgalay munaasib lagu shaaciyay musharixiin xisbiga wadani ka sharaxan oo kazoo jeeda beeshiisa ayaa ka hadlay rajada muuqata ee uu xisbiga wadani leeyahay isaga oo xusay in aanu xisbiga wadani katirsanayn balse uu qirayo xaqiiqada jirta

Sidoo kale muj cabdilaahi dirawal ayaa bulshada ku booriyay qaadashada kaadhka codbixinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS