“16 Sano Ayaynu Joognay Gudoomiye Waynu Samayn Kari Waynay Xeerkan, Markaan Anigu Waxan Qabaa Aynu Udayno Baarlamaanka Cusub” Xil Rayte. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“16 Sano Ayaynu Joognay Gudoomiye Waynu Samayn Kari Waynay Xeerkan, Markaan Anigu Waxan Qabaa Aynu Udayno Baarlamaanka Cusub” Xil Rayte.
April 6, 2021 - Written by Editor:

“Sedexda Xisbi Qofkaan Ku Kalsooni Qabin Majiro Meel Uu Qabanayaa”Xil Rayte.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Ibraahim Rayse Oo katirsan Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay aragtidiisa Waxka badal xeer No;14 ee xeerka furista ururada siyaasada Somaliland oo golaha wakiilada waxka badal ku sameeyeen

Sidoo kale xildhibaan rayte ayaa sharaxay xaqiiqada xisbiyada qaranka ooo uu sheegay in ay yihiin kuwo qof samaystay balse aan lawada lahayn Isagoo xusay in xisbiyada Somaliland yihiin kuwo xadidaya xuquuqdii muwaadiniinta Somaliland.

Dhanka kale xildhibaan rayte ayaa waxyaabaha uu kaga kazoo horjeedo qodobo kamid ah kuwo waxka badalka lagu sameeyeen ee ururada siyaasada isagoo  sheegay in aan loo baahnayn in goluhu hoos ugu dhaadhaco sida ay xisbiyadu isku maamulayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS