WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirada Maaliyada Iyo Ganacsiga Jsl Oo Gaadhay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale,Kana Warbixiyay Ujeedada Socdaalkooda.

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirada maaiyada iyo ganacsiga Somaliland ayaa manta gaadhay magaalo xuduudeedka tog wajaale halkaasi oo ujeedada safarkoodu haa sidii loo diyaarin lahaa mashruuca berbera corridor qaybta uu ku yeelanayo magaalo ganacsiyeedka wajaale.

Sidoo kale wasiiradan ayaa kulan la xidhiidha dardar galinta mashruuca corridor ee isku xidhaya itoobiya somailand la yeeshay maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version