Magaalada Wajaale Oo Dad Ugu Geeriyoodeen Xanuunka Covid19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Wajaale Oo Dad Ugu Geeriyoodeen Xanuunka Covid19.
April 7, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Isuduwaha wasaarada caafimaadka ee degmada wajaale mustafe sheekh abuubakar ayaa ka hadlay sooo laba kaclaynta xanuunka coronavirus halista bulshada ku dhaqan magaalo xuduudeedka wajaale.

Sidoo kale dr mustafe ayaa sheegay in ay jiraan dad magaalada wajaale ugu geeriyooday xanuunka covid19 iyo halka ay marayso talaalka covid19

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS