BURCO(W,N)-Abwaan ku jare oo katirsan siyaasiyiinta beesha habar jeclo ayaa si kulul uga hadlay xadhiga gen doolaal oo maxkamada cidanku ku xukuntay 2sano oo xadhig kaasi oo uu ku tilmaamay sharci daro
Sidoo kale abwaan ku jare ayaa wasiirada xukuumada biixi ku jira ee kaso jeeda beesha Habar jeclo ugu baaqay in ay xilalka iska casilaan oo ay ka damqadaan xadhiga muj doolaal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;