Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sheegay In Ay Heleen Codad Sir Ah Oo Ka Dhanka Dugsiga Sare Ee Nuuradiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sheegay In Ay Heleen Codad Sir Ah Oo Ka Dhanka Dugsiga Sare Ee Nuuradiin.
April 12, 2021 - Written by Editor:

“Waxaanu Helnay Codad Sir Ah Oo Ka Dhan Ah Dugsiga Sare Nuuradiin”’ Maamulka Gobolka Maroodi Jeex.

HARGAYSA(W,N)-Maamulka Gobolka Maroodi jeex oo saaka kormeer ku tagay dugsiga sare ee nuuraadiin qaybtiisa Inamada oo dhawaan rabshado ardayda qaar sameeyeen ka dhaceen ayaa sheegay in ay heleen xogo xasaasiya codad sir ah oo dhanka ah dugsiga nuuraadiin qaybna ka ahaa waxyaabihii ka dhacay.

Sidoo kale waxaa madasha ka hadlay maamulka dugsiga iyo xubno kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS