DAAWO;-laamaha Amaanka Degmada Wajaale Oo Xabsiga Utaxaabay 125 Qof Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-laamaha Amaanka Degmada Wajaale Oo Xabsiga Utaxaabay 125 Qof Iyo Sobobta!
April 13, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo laamaha amaanta ee degmada wajaale oo labadi habeen ee udanbeeyay ku guda jiray hawlgalo lagu baadhayo abniga ayaa xasbiga utaxaabay 125 kuwaasi oo lagu wado baadhitaan

Baadhitaanada iyo ay wadaan laamaha dawlada ee degmada wajaale ayaa daba socda badhitaan lagu samaynaya cida ka danbaysa guryaha gubanaya oo kusoo noq noqonayay magaalada wajaale labada daamood ba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS