Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Waxka Badalka Lagu Sameeyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Waxka Badalka Lagu Sameeyay Xeerka Furista Ururada Siyaasada!
April 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye Axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay waxka badalka golaha wakiiladu ku sameeyeen xeerka furista ururada siyaasada

Sidoo kale xisbiga kulmiye ayaa xisbiyada mucaaridka fariin culus udiray isagoo ugu baaqay in aanay carqaladayn doorashada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS