Sideen U Qaabilnaa Ramadaan?W/Q; Axmed Cali Kaahin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sideen U Qaabilnaa Ramadaan?W/Q; Axmed Cali Kaahin.
April 13, 2021 - Written by Editor:

كيف نستقبله رمضان .شهر الخير القرآن

Adoonka wanaagsani wuxuu ku qaabilaa, toobad saafiya, Go’aan adag, ka gacan qabsashada khayrka, iyo ku camirid Camalo suuban, Allaale baan ka tuugaynaa in cibaado suuban Inagu gargaaro. Waxaan halkan kusoo gudbindoonaa, Barnaamij rag iyo dumara, oo bisha Ramadaana. Aan isku Dayno in aan ka faaiidaysano, saacad kasta oo saacadaha Ramadaanta ah, wixii faaiido iyo intifaaca aakhiro iyo aduun inoo leh
BARNAAMIJKA

RAGA.

SUBAXA KA HOR.              قبل الفجر

Salaada Tahajudka ku dadaal , adoo mid gaara samaysanaaya habeenkii guriga التهجد قال تعالى ( أمن هو قانت آناء الليل ساجداً وقائماً يحذرُ الآخرة ويرجو رحمة ربه ) الزمر : 39

Suxuurtu waxa ku jira barako badan ku dadaal. السحور : قال النبي صلى الله عليه وسلم ( تسحروا فإن في السحور بركة ) متفق عليه .

Wakhtigaa suxuurtu waa wakhti dahabiya oo Allaah scw. Dambi dhaaf la waydiisto. الاستغفار إلى أذان الفجر قال تعالى ( وبالأسحار هم يستغفرون ) الذاريات : 18

Tuko labada rakcadood ee ka horeeya Salaada subax, waxay ka qiimo badan yihiin aduunyad iyo waxa dhexyaala. السحور : قال النبي صلى الله عليه وسلم ( تسحروا فإن في السحور بركة ) متفق عليه

WAABARIGA KA DIB.   بعد طلوع الفجر

U kalah salaada subax. قال النبي صلى الله عليه وسلم ( ولو يعلمون ما في العتمة والصبح لأتوهما ولو حبواً ) متفق عليه .

Ku mashquulida dikriga, ducada ilaa la aqiimaya. قال النبي صلى الله عليه وسلم ( الدعاء لا يرد بين الأذان والإقامة ) رواه أحمد والترمذي وأبو داو

Masaajidka oo la fadhiyo,quraan akhrin iyo dikri. فقد كان النبي صلى الله عليه وسلم إذا صلى الفجر تربع في مجلسه حتى تطلع الشمس . رواه مسلم

Masaajid  Quraan, iyo Dikri, lana fadhiyo ilaa cadceedu soo baxayso.

Laba rakcadodna la tuko marka cadceedu soo baxdo, قال النبي صلى الله عليه وسلم ( من صلى الفجر في جماعة ثم قعد يذكر الله حتى تطلع الشمس ثم صلى ركعتين كانت له كأجر حجة وعمرة تامة تامة تامة ) رواه الترمذي

In aad ku ducaysato in rabbi kuu barakeeyo maalinta ducadana tidhaah. : قال النبي صلى الله عليه وسلم ( اللهم إني أسألك خير ما في هذا اليوم فتحه ونصره ونوره وبركته وهداه وأعوذ بك من شر ما فيه وشر ما بعده ) رواه أبو داود

In aad hurdo nasasho ah qaadato, adoo iyada lafteeda ku ajar dalbaayo mucaad R/c waxa uu yidhi waan xisaabsadaa hurdadad sida camalkayga oo kale, si firfirconi cibadada ugu hesho. : قال معاذ رضي الله عنه إني لأحتسب نومتي كما احتسب قومتي

In aad shaqo tagto majiro arsaaq ka khayr badan ta la

xoogsadaa. قال النبي صلى الله عليه وسلم ( ما أكل أحد طعاماً خيراً من أن يأكل من عمل يده وإن نبي الله داود كان يأكل من عمل يده ) رواه البخاري

In wakhtiga firaaqadada oo dhan, dikrigu carabkaag ka qalalin, ahlu januhu waxay ka xumaadaan in saacad soo martay aanay Rabbi swt xusin. قال النبي صلى الله عليه وسلم ( ليس يتحسر أهل الجنة إلا على ساعة مرت بهم ولم يذكروا الله تعالى فيها ) رواه الطبراني

Sadaqada si aad ducada Malaga, u hesho ee yidhaa, Allaw sii ka bixiya. دعاء الملك : اللهم أعط منفقاً خلفاً

Eray Tabintii, Iyo Haybaynti.  Axmed Cali Kaahin

COMMENTS
LINKS