Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Banaan Baxyo Xalay Ka Dhacay Magaalada Burco Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Banaan Baxyo Xalay Ka Dhacay Magaalada Burco Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka,
April 14, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maamulka gobolka togdheer oo ay ay weheliyaan gududa nabadgalyadu ayaa si kulul uga hadlay mudo haraad abeenkii xalay ka dhacay magaalada burco kaasi oo lagu diidanaa xadhiga col jaamac doolaal oo maxkamada ciidamadu xukun ku riday

Maamulka gobolka ayaa digniin udiray shacabka gobolka togdheer gaar ahaan magaalada burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS