WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Biyo Balaadhin Lagu Samaynayo Magaalada Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha iyo maamulka degmada wajaale ayaa kormeeray goob laga dhagax dhigay biyo balaadhinta biyaha ee magaalada wajaale oo aan wali helin biyo ku filan.

Waxaana halkaasi ka hadlay wasiirka biyaha badhasaabka gobolka maamulka degmada wajale iyo maareeyaha biyaha wajaale.

HLKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version