Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Magaalada Hargaysa Iyo Khasaare Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Galbeedka Magaalada Hargaysa Iyo Khasaare Uu Sobobay!
April 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shil gaadhi ayaa  manta ka dhacay wadada galbeedka magaalada hargaysa inta udhaxaysa kaantaroolka iyo ma qaaxida inanta halkaasi oogaadhi caws siiday uu ka dhacay wada isagoo sobobay khasaare iskugu jira dhawaca sedex qof iyo mid hantiyeed

Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka ayaa ka hadlay shil iyo kuwo kale oo maalmihii udanbaysayka dhacay agagaarka caasimada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS