Hambalyo Meher; Mudane Maxamed Cabdirahman Cali Iyo Marwo Safiya Muuse Xaaji Cabdi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher; Mudane Maxamed Cabdirahman Cali Iyo Marwo Safiya Muuse Xaaji Cabdi!
July 12, 2021 - Written by Editor:

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax;

Waxaan halkan hambalyo Meher Wacan uga Diraynaa Maxamed Cabdiraxmaan Cali iyo Marwadiisa Safiya Muuse Xaaji Cabdi Oo Meherkooda Maanta Ka Dhacay magaalada hargaysa  waxaan ilaahay uga baryaynaa in uu ka dhigo qoys dalka iyo dadkaba anfaca kalana hela ubad khayr qaba.

Waxaan hambalyada meherka Maxamed Iyo safiya Diraya Dadka ay magacyadooda halkan hoose ku qoran yihiin,

Gudoomiye cabdifataax cali cabdilaahi

Maxamed maxamuud cali

Cali Cabdiqaadir Yuusuf

Yuusuf Jaamac,xaaskiisa iyo caruurtiisa

Cawke xasan jaamac

Xasan cali Aadan.

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS