Prof Meecaad Oo Ka Hadlay Doorashada Shir Gudoonka G. Wakiilad Iyo Fariimo Isbarkan Oo Uu Ukala Diray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Meecaad Oo Ka Hadlay Doorashada Shir Gudoonka G. Wakiilad Iyo Fariimo Isbarkan Oo Uu Ukala Diray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!
August 2, 2021 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka reer Somaliland eek u dhaqan dalka kanada Kana mid ahaa saraakiishii hormuudka ka ahayd halgankii dib Uxoraynta Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadlay hirdanka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ee doorashada shir gudoonka golaha wakiilada oo lagu wado in maalinta bari goluhu yeeshay fadhigoodii uhoreeyay ee ay ku dooranaya shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland isagoo talooyin dhaxal gal ah udiray xukuumada,xisbiyada mucaaridka iyo xildhibaanada cusub ee golaha.

Sidoo kale Prof meecaad ayaa Xukuumada usoo jeediyay in la ilaaliya nidaamka golaha islamarkaana aan la gaynin ciidamado fool xumeeya sawirkii fiicnaa ee doorashooyinkii dalka ka Qabsoomay

Dhanka kale prof meecaad ayaa ku baaqay in la bogaadiyay labada musharax ee utaagan gudoomiyaha golaha hadba kii guulaysa Shir Gudoonka golaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS