SifooyinKa Wanaagsan Ee Laga Rabo Inuu Qofka Masuuliyad Qaadayaa Yeesho!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
SifooyinKa Wanaagsan Ee Laga Rabo Inuu Qofka Masuuliyad Qaadayaa Yeesho!!
August 9, 2021 - Written by Editor:

Marka hore waa inuu yahay qof Allah ka cabsi leh ma ah mid Guulwade ah oo iska ilaalinaya madaxweynaha ama qofki xilka Udhiibtay Uun,

Ta labaad xilkan loo dhiibayo waa inuu aqoon u leeyahay, hadii Aanu u lahayna waa inuu khibrad maamul leeyahay,

Ta kale ee Ugu Muhiimsana waa inuu qof Ku Marwalba wayso Qabaa,si uu uga fagaado in maankiisa lala warèego,ama la sixro Oo ah tan ugu badan dadka mas’uulinta ah  loo adeegsado, ah Waana weerer Qarsoon bulshaduna dhaadeyn,waxayna Odhanayaan qof wanaagsan ayuu ahaye maxaa ku dhacay,

Ta ugu danbaysaa waa inuu qofka masuulka ahi cadaalad Sameeyaa isagoon eegayn qarabo reernimo Sxb iyo wixi la mid Ah ,sadaqada dadka baahana uu siiyaa si ilaahay shaqada uu Hayo ugu fududeeyo.

Ilaahay Sidii Roon ha ina Waafajiho

QORE:CABDIRISAAQ IBRAAHIM MAXAMED

HARGEYSA JAMHUURIYADDA SOMALILAND

COMMENTS
LINKS