“Dawladu Marka Ay Hargaysa Joogto Indhay Leedahay, Marka Ay Laascanood Joogtana Fiidkay Seexataa,Waxan Yeelano Maaha”Siyaasi Cali Canter. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dawladu Marka Ay Hargaysa Joogto Indhay Leedahay, Marka Ay Laascanood Joogtana Fiidkay Seexataa,Waxan Yeelano Maaha”Siyaasi Cali Canter.
September 12, 2021 - Written by Editor:

“Raga Laascanood Wax Ku Dilaa, Waxay Ogyihiin In Lasii Daynayo Inta Hargaysa La Keeno, Waana Nasiib Daro”Siyaasi Cali.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Canter Oo kamid hogaanka xisbiga Mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay xildhibaan katirsanaa Golaha deegaanka degmada laascanood oo habeenkii xalay Lagu dilay gudaha magaalada laascanood isagoo sheegay in Magaalada laascanood noqotay saylada lagu laayo siyaasiyiinta Beelaha Dhulmahante.

Sidoo kale siyaasi Cali Canter Ayaa ka hadlay dilalka masuuliyinta ee mudooyinkii udanbeeyay magaalada laascanood,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS