“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim.
September 13, 2021 - Written by Editor:

“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim Oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay xildhibaan lagu dilay magaalada laascanood isagoo xukuumada ku eedeeyay in ay dayacday amaanka magaalada islamarkaana aanay waxba ka qaban masuuliyiin hore ee lagu dilay laascanood.

COMMENTS
LINKS