Ganacsade Maxamed Jabuutawi Oo Soo Bandhigay Tirada Dadka Lagu Dilay Laascanood Iyo Sida Aanay Xukuumadu Waxba Uga Qaban. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ganacsade Maxamed Jabuutawi Oo Soo Bandhigay Tirada Dadka Lagu Dilay Laascanood Iyo Sida Aanay Xukuumadu Waxba Uga Qaban.
September 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Maxamed Jabuuti Oo kamid ah ganacsada reer Somalilad ee asoo jeeda gobolka sool ayaa wax lalayaabo ku Tilmaamay in xukuumada somaliland waxka qaban kari waydo Dilalka marwalba ka dhaca magaalada laascanood oo aan Markaliya aanay sheegin cid loo qabtay falalkaasi.

Sidoo kale ganacsade maxamed jabuutawi ayaa sheegay in Xukuumada 200 oo caasho badhi ah ku qabatay madaarka Hargaysa aanay waxban kari waayin dadka dilalka ka gaysta Magaalada laascanood oo ay degan yihiin ciidamadii qaranka somaliland.

Dhanka kale ganacasade maxamed jabuutawi ayaa sheegay in uu arki kari waayay madaxwaynihii ay shalay doorteen ee muuse biixi isagoo taasina ku macneeyay odhaafdii madaxwayaha ee ay ahayd fartiina ayaydin eedi doontaan.

COMMENTS
LINKS