Ganacsatada Gaadiidka Soo Dajiya Oo Cabasho La Hortagay Golaha Wakiilada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ganacsatada Gaadiidka Soo Dajiya Oo Cabasho La Hortagay Golaha Wakiilada.
September 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ganacsatada reer Somaliland ee soo dajiya gaadiidka ayaa maanta cabasho la hortagay golaha wakiilada iyagoo la kulmay shir gudoonka golaha iyo gudida joogtada ah ee golaha wakiilada.

Cabashada ganacsatada gaadiidka ayaa la xidhiidhka shirkad ay gudida caymiska qaranku ku waeejiyeen caymiska gaadiidka kazoo degaya dekeda berbera

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS