WAJAALE NEWS

Ganacsatada Gaadiidka Soo Dajiya Oo Cabasho La Hortagay Golaha Wakiilada.

HARGAYSA(W,N)-Ganacsatada reer Somaliland ee soo dajiya gaadiidka ayaa maanta cabasho la hortagay golaha wakiilada iyagoo la kulmay shir gudoonka golaha iyo gudida joogtada ah ee golaha wakiilada.

Cabashada ganacsatada gaadiidka ayaa la xidhiidhka shirkad ay gudida caymiska qaranku ku waeejiyeen caymiska gaadiidka kazoo degaya dekeda berbera

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version