WAJAALE NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Ka Socda Dalka Itoobiya .

ADIS ABABA(W,N)-Dagaalada ka socda dalka itoobiya ee udhexeeye dawlada iyo ciidamada jabhada TPLF Ayaa galay marxalado adag oo fara layskaga gubatay iyadoo dawladu ciidamadii ugu tirade badnayd gaysay aaga dagaal iyadoo sheegtay in ay guulo waawayn ka gaadheen.

Halka jabhada tigraygu ay sheeganayaan dhinacooda guulo hor leh oo ay ka gaadheen.

Sidoo kale sida ay soo saaray haayada xuquuqal iisaanka ee human rich wach ayaa sheegay in ciidamada eretra ay tacadiyo iyo gabood falyo wawayn ka agaysteen deegaanada waqooyiga gobolka tigrey.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version