WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Ka Hadashay Sobobta Dib Loogu Celiyay Diyaarad Uu Saarnaa Fahad Yasiin.

JABUUTI(W,N)-Wasiirka Arimaha dibada dalka jabuuti ayaa ka hadlay sobobta loo xanibay diyaarad siday fahad yaasiin oo uu sheegay in cidlad ku timid ay sobobta in dib loogu celiyo dalkii ay kazoo kicitintay ee turkiga.

Dhanka madaxtooyada somaliya ayaa iyadu sheegtay in fahad yasiin lagu xanibay jabuti iyagoo ka dalbaday in ay ilaalisa dawlada jabuuti

Exit mobile version