WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Ciidanka Dab Damiska Ee Magaalada Wajaale

TOG WAJAALE(W,N)-Taliyaha Ciidanka dab demiska Qaranka  Soomaaliland  Sareeye guuto Axmed   Sawaaxili iyo saraakiil uu hogaaminaayo Ayaa kormeer shaqo ku tegey Xarumaha Ciidanka Dabdemiska Ee Magaalada Wajaale.

Ujeedada kormeerkan Ayaa kusaab sanaa  mashshuuca dhismaha xarunta Ciidanka dab demiska ee wajaale oo dhamaaday dhawaana xadhiga laga jari doono iyo ukuurgelida Xaalada Ciidanka.

Ugu danbayn Taliyaha Ayaa dar daaran siiyey Ciidamada kusugan Xarumahaas waxaanu  kula dardaarmay Inay dar dar geliyaan habsami usocodka shaqo.

Exit mobile version