WAJAALE NEWS

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Dareen Celiyay Xil Uu Umagacaabay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl

HARGAYSA(W,N)-Abwaan yuusuf shaacir oo kamid ah abwaanada somaliland ayaa ka dareen celiyay xil lataliyaha golaha ee afka iyo dhaqanka oo uu umagacaabay gudoomiye cabdirasaaq khaliif isagoo soo dhaweeyay sheegayna in uu qaranka ushaqaynayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version