Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Ka Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Ka Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
September 20, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil iyo saraakiisha ciidamada qaranka iyo booliska ee gobolka ayaa ka warbixiyay dagaal ciidamada iyo dadka deegaanka ceel daahir ku dhexmaray kaasi oo ka dhashay ismaan dhaaf ka dhashay macdan qodis ka wadeen gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS