“Madaxdhaqameedka Waxaan leeyahay Dhex Ka Noqda Siyaasada, Dadka Aad Madaxda Utihiin Sedexda Xisbiba Way Ku Kala Jiraane”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxdhaqameedka Waxaan leeyahay Dhex Ka Noqda Siyaasada, Dadka Aad Madaxda Utihiin Sedexda Xisbiba Way Ku Kala Jiraane”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
September 20, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah Hogaanka sare ee xisbiga wadani ayaa madaxdhaqameedka Somaliland ugu baaqay in ay dhex ka noqdaan hirdan siyaasadeed ee udhexeeya asxaabta iyo xukuumada oo uu sheegay in marba marka ka danbaysa sii kululaanaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS