WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Dhagax Dhigay 28 Guri Oo Loo Dhisayo Qoysas Danyar Ah.

HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka’ cabdikarim xinif. agaasimaha waaxda Barakacayaasha ee hay’adda iyo masuuliyiin kasocday Hay’adda NRC ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc guryo loogu dhisayo 28 qoys oo danyar ah isla markaana kamid ah dadka barakacaasha ah ee ku dhaqan kaamka Naasahablood C ee magaalada Hargeysa.

Mashruuca dadkan danyarta ah guryaha loogu dhisayo ayaa waxaa maalgalisay haayada NRC ,

Sidoo kale gudoomiyaha hayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii lagu soo xulay 28qoys ee loo dhisayo guryaha.

 

 

 

Exit mobile version