BAAFIN; Aabo Maxamed Aaden Good Oo Ay Raadinayso Inantiisu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
BAAFIN; Aabo Maxamed Aaden Good Oo Ay Raadinayso Inantiisu!
October 29, 2021 - Written by Editor:

Waxaa la Baafinayaa Aabo Maxamed Aadan Good Oo Ay raadinayso inantiisa Oo ku nool Qurbaha, iyadoo cidkasta oo xog ka haysa amaba garanaysaa ay kala soo xidhiidho telefonada halkan Hoose Ku qoran

COMMENTS
LINKS