Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed!
November 3, 2021 - Written by Editor:

Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax ayaa tacs tiiraanyo leh u diray eheladii qarabadii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Aqoonyahan Cismaan Badmaax ayaa dhambaal tacsi ah ee u diray u dhignayd sidan:-

“Tacsi

.‎إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

“Waxaan Tacsi  u dirayaa Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed oo Ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.

Waxaan ilaahay uga baryayaa in uu janatul fardawsa ka waraabiyo, Allah Naxariistiisa ha ugu deeqo, qabrigana ha uga dhigo guri janno.

Waxaan si gaara u tacsiyaynayaa Ehelka, qaraabada iyo asxaabtana, Shacabka Iyo Dowlada JSL ee uu Suldaanka u ahaa, Alle Samir iyo Iimaan Saadiqa ha inaga siiyo”.

COMMENTS
LINKS