Madaxweyne Muse Biihi Abdi Waxuu Dalban Doonnaa Laba Sanno Oo Muddo Kordhin Ah!W/Q;Cabdilaahi Xasan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muse Biihi Abdi Waxuu Dalban Doonnaa Laba Sanno Oo Muddo Kordhin Ah!W/Q;Cabdilaahi Xasan.
December 6, 2021 - Written by Editor:

Waxaa raacidoonta furista Ururada Qaranka oo wakhtigii ka dhacay.

Waxuu urursan doonnaa rag tayo iyo tamarba leh oo aragtidiisa Siyaasigaa wax ka tari kara.

Labada sanno ee Muddo kordhinta ayuu Madaxweyne Muse Boondada guusha taagi doonnaa.

Heshiiska Madaxweyne Muse Biihi uu gelaayo ayaa ah in raga ooman isagu meesha kaga tago- laakiin u muraad qumiyaan marka hore.

Dee waa siyaasad ee waxii beertadu dhasho, ama geelaagu dhiiqo ayaa guul kuu ah.

Waddani Xisbi maaha ilaa Gorgor iyo Gaashaamo shir lagu qabto oo Xisbiga taageeradiisa ay muujiyaan.

Nimankii reer Hawd ee dhulkaa degi jirey Kulmiye iyo Madaxweyne Muse Biihi ayey la socdaan maanta.

Madaxweyne Muse Biihi hadii uu caqliga tuujiyo cid ka guulaysan kartaa ma jirto.

Laba sanno ayuu haystaa oo ragaadin iyo banjarin ah.

UCID waa sanadkii ugu danbeeyey saxada Siyaasada.

Waddani kelyaha iyo beerka ayuu kala baxayaa oo ka iibsanayaa, Madaxweyne Muse Biihi.

President Muse Biihi is still favourite to be the right choice- forgetting animosity towards his rivals of former Kulmiye co-owners could possibly facilitate another milestone victory.

The larger part of the country is red zone and it is impossible to call for Presidential or elders elections.

Give President Muse Biihi two years to cool down and halt solid preparation of opposition parties; that could knock down Kulmiye Party, if they accept to go for Presidential election now.

Rag waa legdamayaa runtii

QALINKII; Abdilahi Hassan.

 

COMMENTS
LINKS