Gudida Ka Hortaga Covid19 Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Xanuunkan Ku Qabtay Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Ka Hortaga Covid19 Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Xanuunkan Ku Qabtay Magaalada Burco.
January 11, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus yaa kulan lagaga arinsano sidii bulshada looga wacyi galin lahaa xanuunka coronavirus kuqabay magaalada burco kaasi oo ay kazoo qaybgaleen laamaha dawlada ee gobolka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada burco.

Xoghayaha guud ee gudida ka hortaga xanuunka covid19 Eng xuseen aadan cige ayaa ugu horay faah faahin ka bixiyay ujeedada kulan iyo sidii bulshada  looga wacyi galin lahaa nooca cusub ee xanuunka covid19.

Sidoo kale kulan ayaa bulshada lagu baraarujiyay sidii ay uqaadan lahaayeen talaalka ka hortaga xanuunka covid19.

dhanka kale badhasaabka gobolka togdheer ayaa ka hadlay muhiimada uu bulshada uleeyahay kulan iyo sidii ay uqaadan lahaayeen talooyinka lagaga hortagayo xanuunka coronavirus

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS