Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Muran Ka Dhashay Waddo Laga Saarayo Gudaha magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Muran Ka Dhashay Waddo Laga Saarayo Gudaha magaalada.
January 12, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka booliska ee qaybta gobolka ayaa kormeer ku tagay magaalada wajaale oo maalmihii udanbeeyay uu muran ka taagnaa wado la marinayo gudaha magaalada.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS