WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Muran Ka Dhashay Waddo Laga Saarayo Gudaha magaalada.

TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka booliska ee qaybta gobolka ayaa kormeer ku tagay magaalada wajaale oo maalmihii udanbeeyay uu muran ka taagnaa wado la marinayo gudaha magaalada.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version