Dhalinyaro Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyaro Laga Soo Celiyay Dalka Liibiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
January 12, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ,madax ka socotay haayada IOM Ayaa maadka caasimada kuso dhaweeyay 42dhalinyaro ah oo tahriib ku tagay dalka liibiya halkaasina mudo ku xanibnaa oo dalka dib ugu soo noqday.

Soo celinta dhalinyarada ayaa waxaa iska kaashaday haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha jsl iyo haayada IOM.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS