WAJAALE NEWS

“Hadalada Qoladayada Kasoo Yeedhayaa, Waa Kursiga Oo Nagu Fogaaday Iyo Kulaylka Oo Aanu Udhalanay”Siyaasi Duur,

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale duur oo kamid ah hadldoorka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyasadeed ee dalka iyo hadalada warbaahinta laysku marinayay maalmihii udanbeeyay.

Sidoo kale siyaasi duur ayaa sicilmiyay usheegay laba qodob ee reerkooda haya isagoo sheegay in aan loo baahnayn in dib loo noqdo.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version