Ciidanka Dab Damiska Caasimada Hargaysa Oo Soo Samata-bixiyay Neef Geel Ah Oo Ku Dhacay God. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Dab Damiska Caasimada Hargaysa Oo Soo Samata-bixiyay Neef Geel Ah Oo Ku Dhacay God.
January 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Neef Geela Oo Ku Dhacay Mid ka mida Goobaha Loo Qodayo Xadhkaha Dhulka mara, ayaa maanta ciidanka Dabdemiska Hargeysa gurmad u Fidiyeen. Hawlgalkan ayaa ka dhacay degmada Axmed Dhagax.

Ciidanka Dab-demiska ayaa ku guuleystay inay neefkaas oo badqaba ka Soo samatabixiyaan godkaas, waxaana halkaa ciidanka uga Mahad celiyay mulkiilihii neefkaas.

Maamulka dawlada hoose Hargeysa ayaa dhankooda hawlgalkaa goobjoog ahaa.

COMMENTS
LINKS