“Dawladnimada Waxaa Kaliya Ee Lagula Kala Wareegi Doonaa, Doorasho Xor Ah Oo Dhacda”Wasiirka Warfaafinta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dawladnimada Waxaa Kaliya Ee Lagula Kala Wareegi Doonaa, Doorasho Xor Ah Oo Dhacda”Wasiirka Warfaafinta Jsl.
January 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ka hadlayay munaasibad ayaa sheegay in dawladnimada lagula kala wareeji karo oo kaliya doorasho dhacda balse aanay wax kale lagula kala wareegin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS