Magaalada Badhan Oo Booyada Biyuhu Qiimaheedu Gaadhay $200 Iyo Xaalada bulshada ku dhaqan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Badhan Oo Booyada Biyuhu Qiimaheedu Gaadhay $200 Iyo Xaalada bulshada ku dhaqan.
January 14, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

MADHAN(W,N)-Magaalada badhan ee sanaag bari somaiand ayaa noqotay meesha ugu biyo qaalisan Somaliland kadib markii ay soo foodsaarat abaaro iyo biyo la,aan baahsan taasi oo hada booyada biyaha qiimaheeda lakala siisanayo $200 halka foostaduna maraysa $7

Maamulka gobolka badhan oo ka hadlay xaalada biyo la,aaneed ee magaalada ayaa sheegay in ay ku hawlan siii somalland ugu       qodi lahayd ceel biyood ay bulshada kaga raysato biyo la,aan si ay uhesho biyo macaan.

 

COMMENTS
LINKS