Xildhibaan Guruuje Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Hoos Yimaado Gobolka Maroodi Jeex Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Hoos Yimaado Gobolka Maroodi Jeex Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay!
January 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur yuusuf guruuje ayaa kormeer ukuur galinda ku tagy deegaanka diinqal oo katirsan gobolka maroodi jeex islamarkaana ay ka taagan yihiin xaalad biyo la,aaneed

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa ka dayriyay xaalada ay ku sugan yihiiin dadka degan deegaankani kuwaasi oo aan xataa laga qodin wax ceelbiyood ah.

COMMENTS
LINKS