Warar Kasoo Kordhay Safarka Lafilayo In Madaxwaynaha Somaliland Ku Tagayo Dalka Maraykanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warar Kasoo Kordhay Safarka Lafilayo In Madaxwaynaha Somaliland Ku Tagayo Dalka Maraykanka.
January 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa dhawaan shaaciyay in madaxwaynaha somaliand safar u tagayo dalka maraykanka oo uu casuumad ka helay

Hadabawararka kazoo kordhaya safar la qorshaynayo in madaxwaynaha Somaliland muuse biixi ku tagayo dalka maraykanka ayaa imana kadib markii wafti ka socda congreska maraykanka safar ku yimaadeen Somaliland kuwaasi oo kulamo la qaatay madaxwaynaha iyo madaxda kale ee Somaliland

 

COMMENTS
LINKS