Culimada Magaalada Boorama Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Isku Milanka Siyaasada Iyo Qabyaalada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Culimada Magaalada Boorama Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Isku Milanka Siyaasada Iyo Qabyaalada,
January 14, 2022 - Written by Editor:

“Aduunyada Waxaa Fool Xuma Qof Intii Tvga Soo Istaago Yidhaahda Anaga Oo Reer Hebel Ah”sh. Maxamed siciid.

BOORAMA(W,N)-Sheikh maxamed siciid saaweer oo kamid ah culimada magaalada boorama ayaa khudbadii salaada jimcaha kaga hadlay waxyaabo meelmahan ka socda iyo odoyaal warbaahinta ka hadlaya iyagoo qabaa,il ah iyo cawaaqib xumada ka dhalata

Sidoo kale sheikh maxamed siciid saaweer ayaa shacabka reer Somaliland uga digay waxyaabaha la dhaxlo qabyaalada iyo wixii xisbiyada loo samaytay oo ah in qabyaalada lagaga baxo

Sidoo kale sheikh saaweer ayaa umada reer Somaliland ugu baaqay in ay wada ilaashadaa nabadgalayada oo ah waxa Somaliland 30sano halkaasi kusoo gaadhay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS