“Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay Fadlan Ina Kala Badbaadi”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay Fadlan Ina Kala Badbaadi”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
January 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo caawa madal ka hadlay ayaa markale fariin culus udiray madaxwayne biixi oo uu usoo jeediyay in uu kala badbadiyo ismarkaana uu faraha kala baxo xeer14 oo uu ubixiyay gudoomiye faysal XEER/COVID21.

COMMENTS
LINKS