DAAWO;- Qaabkii Xildhibaanada Golaha Wakiiladu U Ansixiyeen Miisaaniyada 2022! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Qaabkii Xildhibaanada Golaha Wakiiladu U Ansixiyeen Miisaaniyada 2022!
January 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigii maanta ee golaha ka hor akhriyay miisaaniyada oo ay kusoo sameeyeen waxka ka badal iyagoo golaha usoo jeediyay arbixinta miisaniyada oo dhamaystiran.

Sidoo kale gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa cod galiyay ansixinta miisaaniyada taasi oo ay ucodeeyeen 57xildhibaan halka ay ka diideen 7xildhibaan sedexna ay ka aamuseen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS