WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xoghaye Maxamed Sidiiq Dhame Oo Soo Bandhigay Dhaqaalaha Ku Baxay Barnaamijka Itus Oo Itaabsii Ee Xukuumadu Diyaarisay.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani ayaa soo bandhigay dhaqaale xadhdaaf ah oo xukuumadu ku bixisay diyaarinta barnaamijka itus oo itaabsii ee laga diyaariyay biriijka camuud iyadoo xukuumadu adeegsatay wariyayaal madaxbanaan halka ay wasarada warfaafinta ka hawlgalaan 700qof oo shaqaale ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version