DAAWO;-Muj Cabdisalaan Turki Oo Sheegay In Aan Mucaarid Iyo Muxaafid Midna Laga Yeelaynin In Ay Nabadgalyada Khal Khal Galiyaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muj Cabdisalaan Turki Oo Sheegay In Aan Mucaarid Iyo Muxaafid Midna Laga Yeelaynin In Ay Nabadgalyada Khal Khal Galiyaan.
January 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muj cabdisalaan turki oo kamid ah mujaahidiin usoo halgamay dib uxoraynta somaliland ayaa luuqad adag kula hadlay xisbiyada mucaaridka iyo muxaafidka oo maalmihii udanbeeyay hanjabaado hawada isku marinayay.

Sidoo kale muj cabdisalaan turki ayaa shacabka usoo jeediyay in aanay dhagaysay hadalada xanafta leh ee kasoo yeedhay madaxda siyaasada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS