Wasiir Kuxigeenka W. Waxbarashada Jsl Oo Qalab Waxbarasho Ku Wareejinayay Dugsiga Magaalada Arabsiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka W. Waxbarashada Jsl Oo Qalab Waxbarasho Ku Wareejinayay Dugsiga Magaalada Arabsiyo.
January 15, 2022 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

ARABSIYO(W,N)-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarshada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale Ayaa Ka Qayb Galay Munaasibada Dowlada Hoose Ee Degmada Gabiley Qalab Waxbarsho Ay Ku Wareejisay Dugsiga  Dhexe Ee Magaalada Arabsiyo. Taasi oo ay goob joog ka ahaayeen Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka Gabiley iyo qaybaha kaka duwan ee bulshada Degmada Arabsiyo.

COMMENTS
LINKS