WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka W. Waxbarashada Jsl Oo Qalab Waxbarasho Ku Wareejinayay Dugsiga Magaalada Arabsiyo.

ARABSIYO(W,N)-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarshada Somaliland Cabdixakiim Siciid Bustaale Ayaa Ka Qayb Galay Munaasibada Dowlada Hoose Ee Degmada Gabiley Qalab Waxbarsho Ay Ku Wareejisay Dugsiga  Dhexe Ee Magaalada Arabsiyo. Taasi oo ay goob joog ka ahaayeen Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka Gabiley iyo qaybaha kaka duwan ee bulshada Degmada Arabsiyo.

Exit mobile version