Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerka Muranku Ka Dhashay No;14 Iyo Qodobada Ay Go,aamisay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerka Muranku Ka Dhashay No;14 Iyo Qodobada Ay Go,aamisay.
January 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa qaraak kazoo saaray xeerka muranka ka dhexdhaliyay golaha wakiilada,aasxaabta mucaaridka iyo xukuumada ee furista ururada siyaasada

Sidoo kale maxkamada sare ayaa diiday argigii  dacwada ay usoo gudbiyeen 46xildhibaan oo katirsan golaha wakilada iyadoo gabi ahaanba laashay waxka  badalkii xeer14 2021, islamarkaana go,aamisay in la raacayo dhaqan galkiisa xeer14 2011,

HALKAN KA AKHRI QARAARKA MAXKAMADA SARE KASOO BAXAY!

COMMENTS
LINKS