Madaxweyne-ku-xigeenka Jsl Oo Laba Wasaaradood Iyo Siddeed Degmo Oo Dalka ah Ukala Saxeexay Mashruuca JPLG-ga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne-ku-xigeenka Jsl Oo Laba Wasaaradood Iyo Siddeed Degmo Oo Dalka ah Ukala Saxeexay Mashruuca JPLG-ga.
January 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ayaa maanta u kala saxeexay Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo dawladaha hoose ee Siddeed degmo barnaamijka maamul-daadajinta ee JPLG-ga wasaaradaha Waxbarashada  iyo Caafimaadka aasaasiga ah.

COMMENTS
LINKS